Friday, February 23, 2018

Tartan Aqooneedka Dugsiga Awballe



Dugsiga hoose dhexe sare ee Awballe wuxuu sanad walba qabtaa tartamada aqoonta oo aydayda dugsigu isku weydaarsadaan aqoonta ay ka heleen dugsiga 

Dhabtii tartamada aqooneed ee uu dugsigu qabto ayaa wax ka bedel badan ku keentay ardayda iyadoo dhammaanba aydaydu dhiiro gelin iyo aqoon karor ka helay.

Maamulka iyo macallimiinta dugsiga Awbaalle ayaa aad u bogaandiyey habka ay ardayda aqoontooda u soo bandhigeen, iyagoo mahad celin badan u jeediyey.

Picture 1
Waa tartankii dugsiga ardayda u qabtay