Tuesday, March 27, 2018

APPLICATION AAD MUHIIM U AH


DEGSO
Kinemaster waa applicationka keliya ee professionalka ah ee udub dhexaadka u ah mobilada Androidka. Wuxuu leeyahay Layaro dhowr ah oo wax looga badalo video-ga, sawirrada iyo qoraallada, wuxuu kaloo aad ugu fiican yahay jarjaridda video-ga, cod ka bedelista, cod isasaarista oo mid uu hooseeyo iyo midabeyn intaba.

Xirfadleyaasha isticmaala Kinemaster waxay ka helayaan habka waxqabadka mobile-ka.
Kine master waxaa isticmaala wariyeyaasha, Youtubers-ka iyo kuwa raba in ay soo saaraan filim gaaban.
Kinemaster waxaa loo isticmaalaa muuqaallo aad u cajiib ah oo fara badan, tusaale ahaan:
v  Filimada qaar ayaad ku arkeysaa Actor keliya oo laba iska dhigaya sidaana ku jilaya filimka.
v  Adigoo gurigaaga jooga ayaad sameyn kartaa muuqaallo sida in aad ka hadleysid masraxyo aad u qurux badan, studio aad loo diyaariyey I.W.M.
v  Adigoo duulaya hawada sare ku jira,
v  Qorallo qurxoon oo siyaabo kala gedisan loo sameyn karo, iyo kuwo kaloo badan.
Waxaan idinla wadaagi doonnaa mardhow hadduu Alle idmo muuqaalo sharxaya sida lo isticmaalo.
Kinemaster Ku habeyso muuqaalladaada, sawirradaada iyo qoraalladaada.

Muuqaallo gaagaaban oo tusaale ah

 Kinemaster Ku habeyso muuqaalladaada, sawirradaada iyo qoraalladaada.

No comments:

Post a Comment