Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15 December 2018 ay ardayda dhigata
dugsiga Awbaalle ee degmada Marka u fariisteen imtixaanka teeramka koowaad ee sanad
dugsiyeedka
2018/2019.
Ardayda dugsiga Awballe oo si aad ah ugu soo diyaar garoobay
imtixaankan ayaa ku faraxsan, waxayna rajeynayaan in ay natiijooyin wanaagsan
ka keeni doonaan.
Hab fadhiga imtixaankan ayaa loo diyaariyey qaab isku shaandheyn
fasallada kala gedisan ah, taasi oo meesha ka saareysa qishkii dhici lahaa.








No comments:
Post a Comment