Youtube waa shabakadda ugu wayn adduunka ee lagu wadaago muuqaalada ,xarunteeda u wayn waxay ku taalaa San Bruno, California, Maraykanka.
waxa la aasaasay bishii labaad ee sanadkii 2005,taas oo macnaheedu yahay youtube waxa uu jiraa keliya 11 sano,xataa facebook wuu ka Da’ yaryahay, waxaa aasaasay saddex
shaqaale oo hore uga tirsanaa shirkadda paypal oo la kala odhan jirey Steve Chen,Chad Hurley, Jawed Karim .
bishii april isla sanadkii 2005 muuqaalkii ugu horeeyey ayaa youtubeka lasoo geliyey.
shaqaale oo hore uga tirsanaa shirkadda paypal oo la kala odhan jirey Steve Chen,Chad Hurley, Jawed Karim .