Friday, February 22, 2019
Saturday, December 15, 2018
ARDAYDA DUGSIGA AWBAALLE OO U FARIISTAY IMTIXAANKA TEERAMKA KOOWAAD
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15 December 2018 ay ardayda dhigata
dugsiga Awbaalle ee degmada Marka u fariisteen imtixaanka teeramka koowaad ee sanad
dugsiyeedka
Thursday, December 6, 2018
Tuesday, March 27, 2018
APPLICATION AAD MUHIIM U AH
Kinemaster waa applicationka keliya ee professionalka ah ee udub
dhexaadka u ah mobilada Androidka. Wuxuu leeyahay Layaro dhowr ah oo wax looga
badalo video-ga, sawirrada iyo qoraallada, wuxuu kaloo aad ugu fiican yahay
jarjaridda video-ga, cod ka bedelista, cod isasaarista oo mid uu hooseeyo iyo
midabeyn intaba.
Sunday, March 25, 2018
BIOLOGY FORM ONE
BUUGGA BOILOGY-GA DUGSIGA SARE FASALKA 1AAD CUTUBKA 5AAD. DEGSO
WAA QAYBTII SHANAAD EE TAXANAHA MAADDOOYINKA CILMIGA AH EE DUGSIGA SARE OO AAN IDINKUGU SOO DIYAARINAY MICROSOFT WORD OFFICE SI AY IDINKUGU FUDUDAATO KALA QAYB QAYBSIGA DURUUSAHA MACALLIN IYO ARDAYBA
BIOLOGY FORM ONE
BUUGGA BOILOGY-GA DUGSIGA SARE FASALKA 1AAD CUTUBKA 4AAD. DEGSO
WAA QAYBTII AFARAAD EE TAXANAHA MAADDOOYINKA CILMIGA AH EE DUGSIGA SARE OO AAN IDINKUGU SOO DIYAARINAY MICROSOFT WORD OFFICE SI AY IDINKUGU FUDUDAATO KALA QAYB QAYBSIGA DURUUSAHA MACALLIN IYO ARDAYBA
BIOLOGY FORM ONE
BUUGGA BOILOGY-GA DUGSIGA SARE FASALKA 1AAD CUTUBKA 3AAD. DEGSO
WAA QAYBTII SADDEXAAD EE TAXANAHA MAADDOOYINKA CILMIGA AH EE DUGSIGA SARE OO AAN IDINKUGU SOO DIYAARINAY MICROSOFT WORD OFFICE SI AY IDINKUGU FUDUDAATO KALA QAYB QAYBSIGA DURUUSAHA MACALLIN IYO ARDAYBA
BIOLOGY FORM ONE
BUUGGA BOILOGY-GA DUGSIGA SARE FASALKA 1AAD CUTUBKA 2AAD. DEGSO
WAA QAYBTII LABAAD EE TAXANAHA MAADDOOYINKA CILMIGA AH EE DUGSIGA SARE OO AAN IDINKUGU SOO DIYAARINAY MICROSOFT WORD OFFICE SI AY IDINKUGU FUDUDAATO KALA QAYB QAYBSIGA DURUUSAHA MACALLIN IYO ARDAYBA.
BIOLOGY FORM ONE

BUUGGA BOILOGY-GA DUGSIGA SARE FASALKA 1AAD CUTUBKA 1AAD. DEGSO
Nuxurta Horumarinta kheyraadka
aadanaha
waa waxbarasho, oo ah kaalin muhiim ah oo wax ku ool ah oo lagu dheellitirayo
qaab-dhismeedka dhaqan-dhaqaale ee dalka.
Saturday, March 24, 2018
Friday, March 16, 2018
Friday, March 9, 2018
Xikmado iyo Murti Qiimo Badan
.
Kama dhigi kartid kumana qasbi kartid qof inuu ku
jeclaado.
Waxa aad sameyn karto waa in aad noqoto qof la jeclaado. Wixi soo
hara iyagay u taal
2. Calaamada Qaangaarnimada dhabta ah waa markii qof ku
dhibaateeyo ka dibna aad isku daydo in aad xaaladooda fahanto iyo waxa ay sidan
u sameynayaan inti aad isku dayi lahayd in aad ka aargoosato
Xikmado ka mid ah xikmadaha
Xikmado ka mid ah xikmadaha laga Soo Guuriyay Shiikhi Weynaa Shiikh Mohamed Metawali Shacraawi, waxaa ka mid ahaa:-
1- Haddii Aadan Awoodin Hadal Xaqa ah, Ha u Sacaba Tumin
Xikmad
waa qormo gaaban oo aynu akhristayaasheenna ugu soo aruurinay erayo murti iyo xikmad balaadhan xambaarsan
Ka faa’idaysi wacan:
– Marka qofka laga xaarrimo nolosha uu doonayo,
Thursday, March 8, 2018
Subscribe to:
Comments (Atom)




